Dayuurad Xamuul oo ku dhacday degaan ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose

Dayuurad nuuca xamuulka qaadda ah ayaa ku dhacday duleedka Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose sida uu sheegay maamulka gobolkaas. Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda ee Maamulka Sh/hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle ayaa tilmaamay inay heleen xogta ku aadan diyaaradan, gelinkii dambe ee maalintii Arbacada. Wuxuu sheegay ka hor inta aanay dhicin dayuuradaasi in lagu arkay … Continue reading Dayuurad Xamuul oo ku dhacday degaan ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose